Cadaadisku wuxuu muujinayaa waxa aadan garanayn.

Marka wax walba sahlan yihiin, qof walba wuu shaqayn karaa.
Laakiin marka xaalad adag timaado, khaladaadka ayaa muuqda.

Halkaas ayaad ka ogaanaysaa meelaha aad ku liidato.

Pressure shows what you don’t know.

When things are easy, everything works.
But under pressure, mistakes appear.

That’s when you see your weak points.


Saciid Maxamed Cusman

Here, I share my research findings. Your input is valuable. Please feel free to email me with your thoughts and contributions. Thanks for joining me on this journey of discovery.

Author posts

Privacy Preference Center